Ukraine oo dalab culus u gudbisay Iran ka dib qirashadii dayuuradii la soo riday

Madaxweynaha dalka Ukrain Volodymyr Zelensky oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inuu soo dhoweynayo in Dawladda iiraan ay qiratay inay iyadu ka danbaysay diyaaraddii rakaabka siday ee laga lahaa dalka Ukrain taasoo lagu soo riday gudaha wadanka iiraan. Zelensky ayaa tilmaamay in shacabka iyo dawladda Ukrain aysan ku qanci doonin qirashada dawladda Iiraan lagana doonayo … Continue reading Ukraine oo dalab culus u gudbisay Iran ka dib qirashadii dayuuradii la soo riday